Gabiley (WJN)- Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu qabtay munaasibad lagu shaaciyay qorshe Tow-balayn loogu samaynayo magaalada Gabiley.
Munaasibadn lagu shaacinyay qorshaha cusub ee qaabdhismeedka Town-balaynka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirada wasaarada Hawlaha Guud, Arimaha Gudaha, Ciyaaraha, Isgaadhsiinta iyo Maamulka gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka