Qareenadii Shaqada Laga Joojiyay oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aankii Maxkamadu Shaqada Kaga Joojisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qareenadii Shaqada Laga Joojiyay oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aankii Maxkamadu Shaqada Kaga Joojisay
October 1, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Xubno ka mid ah Qareenadii uu maanta Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex ka joojiyay Shaqadii Qareennimo ayaa waxa ay sharci daro ku tilmaameen go’aankaasi lagaga joojiyay shaqada, iyagoona sheegay in aanay Maxkamadu awood u lahayn shaqo ka joojintooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS