Qaramada Midoobay Oo Ka Qayb Qaadanaysa Gurmadka Dadkii Ku Barakacay Fatahaadaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo Ka Qayb Qaadanaysa Gurmadka Dadkii Ku Barakacay Fatahaadaha!
October 31, 2019 - Written by Editor:

Hiiraan(W,N)- Wakiilka qaramada midoobay uqaabilsan somaliya ayaa sheegay in haayadaha qaramada midoobay diyaar uyhiin ka qayb qaadashada gurmada sabata bixinta dadka ku barakacay fatahaada beledwayne iyo goobaha kale

Sidoo kale wakiilka qaramada midoobay ayaa sheegay in diyaaradaha helicopterka ay u adeegi doonaan sabata bixinta dadkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS