Qaar Ka Mida Bulshada Magaalada Wajaale oo Cabasho Ka Muujiyey Maamulka Degmada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaar Ka Mida Bulshada Magaalada Wajaale oo Cabasho Ka Muujiyey Maamulka Degmada
October 21, 2019 - Written by Editor:

Tog Wajaale (WJN)- Qaar ka mid ah bulshada kala duwan ee ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa waxaa ay maanta cabasho xoogan ay ka muujiyeen maamulka degmada Wajaale iyo golaha deegaanka degmadaasi, iyagoona baaq u diray Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS