Prof Cali Khaliif Oo Shaaciyay In Uu Muqdisho Tagayo Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Cali Khaliif Oo Shaaciyay In Uu Muqdisho Tagayo Iyo Sobobta!
October 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Prof cali khaliif hogaamiyaha khaatumo state ayaa sheegay in uu dhawaan socdaal ku tagay magaalada muqdisho ee fadhigeedu yahay xukuumada madaxwayne farmaajo

Prof cali khaliif ayaa sheegay muqdisho u tagayo arin shakhsi  oo kusoo korodhay balse aanu u tagay arimo siyaasadeed.

HALKAN K A DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS