Odayaal Iyo Waxgaradka Deegaanadii Dhawaan Shaqaaqadu Ka Dhacday Ee Gobolka Salel Oo Ka Biyo Diiday Go’aamo Ay Soo Saareen Wasiiradii Xukuumada Ka Socday! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Odayaal Iyo Waxgaradka Deegaanadii Dhawaan Shaqaaqadu Ka Dhacday Ee Gobolka Salel Oo Ka Biyo Diiday Go’aamo Ay Soo Saareen Wasiiradii Xukuumada Ka Socday!
October 5, 2019 - Written by Editor:

SAYLAC(W,N) Qaarkamid ah odoyaasha iyo waxgaradka deegaanka wadajir ee gobolka salal dhawaana ay shaqaaqada halka qof ku dhintay ka dhacday ayaa kasoo horjeestay go,aamo ayy wafti wasiiro oo xukuumada madaxwayne biixi kasoo saareen khilaafkaasi

Odoyaasha ayaa dhanka kale Eedo Culus ujeediyay wasiirka biyaha iyo beeraha isagoo ku eedeeyay in ay aduubeen go,aankii xalka gaadhi xaalada ka taagan deegaanada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS