“Nimanbaa Tukaamo Ka Dhigtay Warbaahintii,Nimankaa Waxaan Usheegaynaa..,”Wasiirka Warfaafinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Nimanbaa Tukaamo Ka Dhigtay Warbaahintii,Nimankaa Waxaan Usheegaynaa..,”Wasiirka Warfaafinta!
October 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa fariin culus udiray Mulkiilayaasha Warbaahinta Madaxbanaan isagoo sheegay in cida ay talaabada ka qaadayaan ay yihiin nimanka leh tvyada cida xeerka ay isku qabsanayaana ay iyaga yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS