|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Xusayay Askartii Reer Somaliland Ee U Dagaalantay Dalka Faransiiska oo Lagu Qabtay Magaalada Paris
October 25, 2019 - Written by Editor:Paris (WJN)- Wasaarada gaaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa waxaa ay maanta munaasibad xus ah u samaysay Askartii reer Somaliland ahaa ee ku dhimatay dagaalkii 1aad iyo kii 2aad ee adduunka. Munaasibadan xuska ah ee dawlada Faransiisku u samaysay Askartii ku dhimatay dagaaladii koowaad iyo labaad ee aduunka, ayaa waxaa ka soo qaybgalay saraakiil iyo madax ka tirsan dawlada Faransiiska iyo jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Faransiiska. Askartan oo ka soo jeeda Somaliland ayaa ka mid ahaa askartii u dagaalamay dawlada Faransiiska dagaaladii koowaad iyo labaad ee addunka ka dhacay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Sheegay In Taliyaha Ciidanka Boolisku shir Gudoonka Golaha kasoo Dalbada... DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari “Sheehul Axmar” Oo Ka Hadlay Madashii Lagu Casuumay Suldaanka Cu... Wafti Ka Socda Dalka Ruushka Oo Lagu Soo Dhoweeyey Caasimada Somaliland Iyo Ujeedada Safarkooda!. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|