Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeernidaamiye Khilaaf Ka Dhex Abuuray Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeernidaamiye Khilaaf Ka Dhex Abuuray Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Ah!
October 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyada somaliland ahna maxkamada dastuuriga ee somaliland ayaa qaraar kasoo saartay xeernidaamiye ay soo saartay wasaarada waxbarshada somaliland oo khilaaf culus ka dhex abuurtay dugsiyada gaarka ah iyo Wasaarada,

Sidoo Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa gabi ahaanba laashay xeernidaamiyaha wasaarada waxbarashada iyadoo amar ku bixisay in aan la dhaqan galin karin xeerkan ilaa lasaxo

Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland oo tix raacaysa go,aankii golaha guurtida ,golaha wakiilada iyo faaqidadii sharci ee ururka qareenada Somaliland ayaa soo saartay qaraarkan Halkan hoose ku xusan,

HALKAN KA AKHRI QARAARKA KASOO BAXAY MAXKAMADA SARE EE JSL;

 

COMMENTS
LINKS