Masuuliyiin Xukuumada Ka Socday Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad Oo Gala Hirgaliyay Degmada Dacarta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Ka Socday Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad Oo Gala Hirgaliyay Degmada Dacarta!
October 1, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiir kuxigeenada Caafimaadka iyo  waxbarashada, badhaasaabka gobolka maroodi jeex iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay munaasibad xadhiga laga jarayay cisbitaalka degmada Dacarta ee gobolka maroodi jeex

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa dhagax dhigay rugta booliska ee degmada Dacarta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS