|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuul Katirsan Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Qaybgalay Dalka Jarmalka Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
October 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Agaasimaha waaxda bilicda ee dawlada hoose ee caasimada hargaysa Khadar cali Yuusuf ayaa ka warbixiyay shir caalami ah oo uu kaga qaybgalay dalka jarmalka gaar ahaan magaalada boon, Shirkan oo ahaa mid ay kasoo qaybgaleen ilaa iyo boqol maayar oo kamid ah maayarada magaalooyinka dunida Agaasime khaddar ayaa sidoo kale faah faahin ka bixiyay waxyaabihii lagaga hadlay shirkan iyo muhiimada uu u lahaa somaliland’ isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu yidhi, Alxamdulillah; Waxaa maanta si rasmi ah noogu dhamaaday shirweynihii Caalamiga ahaa ee ‘Child Friendly Cities Summit’, kana qabsoomay Magaaladda Cologne ee Wadanka Germany. Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Mayoradda dhawr boqol oo Magaalo oo dunida dacaladeeda isaga yimi sidoo kale khuburo kala duwan Caruur iyo dhalin ka yimid daafaha dunida Madaxda u sareysa Unicef iyo Hay’ado Caalami ah oo lagu marti qaaday shirka, Team-ki Hargeisa ee aan hogaaminayey waxaan gaadhay Guulo waaweyn oo ay ka kid yihiin:-
4. Waxaan si rasmi ah u saxeexay Declarationki 5 qodob oo aduunku isku raacay space-ka oo yaraa awgeed Magaalooyin badan umay suurto galin Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|