Masuul Katirsan Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Ka Shir Caalmiya Kaga Qaybgalaya Dalka Jarmalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul Katirsan Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Ka Shir Caalmiya Kaga Qaybgalaya Dalka Jarmalka!
October 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha Waaxda arimaha bulshada ee Dawlada Hoose ee caasimada hargaysa khaddar Yuusuf Cali ayaa shir caalamiya kaga qaybgalaya dalka jarmalka  kaasi oo ay kasoo qaybgalayaan wadamo kala duwan oo caalamka ka mid ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS