“Madaxwaynuhu Haduu Keeno, Sedex Qof Oo Aan Buuxinayn Shuruudihii, Waxay Micnaheedu Noqonaysaa In Aanu Caadi Ahayn”Jaamac Shabeel. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynuhu Haduu Keeno, Sedex Qof Oo Aan Buuxinayn Shuruudihii, Waxay Micnaheedu Noqonaysaa In Aanu Caadi Ahayn”Jaamac Shabeel.
October 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyhii hore ee golahadhexe xisbiga kulmiye jaamac shabeel oo wakhtigan siyaasi mucarid ayaa ka digay in madaxwaynuhu komishanka usoo xulo sedex qof oo aan buuxinayn shuruudihii ay banaanka keenayso in aany madaxwaynuhu caadi ahayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS