Madaxwayne Geele Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkadda Dhoofinta Khayraada Oo laga Hirgaliyay Xuduuda Lowyo Cado. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Geele Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkadda Dhoofinta Khayraada Oo laga Hirgaliyay Xuduuda Lowyo Cado.
October 16, 2019 - Written by Editor:

LOWYO CADO(W,N) Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo ay weheliyaan marwadiisa iyo xubno kamid ah masuuliyiinta xukuumada ayaa xadhiga ka jaray dhisamaha shirkada jibaax ee dhoofinta khayraada dalka oo laga hirgaliyay xuduuda au wadaagaan Somaliland ee lowyo cado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/UmyA43Fmeeo

COMMENTS
LINKS