Maamulka Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan La Qaatay Iskaashatada Roodhida Moofada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Maroodi Jeex oo Kulan La Qaatay Iskaashatada Roodhida Moofada
October 7, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex, ku xigeenkiisa iyo Xoghayaha gobolka ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan ay la qaateen masuuliyiinta cusub ee dhawaan ay ku midoobeen Iskaashatada Roodhida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/FyBbJVqqerw

COMMENTS
LINKS