Imaamka Masaajidka Qiblataynka Ee Magaalada Saylac oo Ka Warbixiyay Taariikhda Masaajidkaas | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Imaamka Masaajidka Qiblataynka Ee Magaalada Saylac oo Ka Warbixiyay Taariikhda Masaajidkaas
October 14, 2019 - Written by Editor:

Saylac (WJN)- Magaalada Saylac oo ah magaalo qadiimi ah oo ay ku yaalaan goobo taariikhi ah, ayaa waxaa laga diyaariyay warbixin dheer oo ka hadleysa magaaladaasi.

Sidoo kalena, Imaamka Masaajidka Qiblateynka ayaa waxaa uu ka waramay Taariikhda dheer ee Masaajidka Qiblateynka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS