|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Akhri;Warbixinta Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Ka Soo Saareen Muranka Wasaarada Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Ah!
October 20, 2019 - Written by Editor:Golaha Wakiilada Jsl Oo Soo Bandhigay Qodobada Khilaafsan Xeerka Siyaasada Guud Ee Waxbarashada Ee Ku Jira Xeernidaamiyaha Iyo Talada Ay Usoo Jeediyay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada! HARGAYSA(W,N) Gudida Joogtada Iyo Anshaxa Ee Golaha Wakiilada Somalilandย ayaa mudanayaasha golaha warbixin ka siiyay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeeya Dugsiyada Gaarka ah iyo Wasaarada Waxbarashada kaasi oo uuย keenay xeernidaamiyaha ay wasaaradu soo saaray, Gudoomiyaha gudida joogtada ah Ee golaha oo Warbixintan ka Hor jeediyay golaha ayaa soo bandhigay khaladaada sharci ee ku jira xeernidaamiyaha ay soo saartay wasaaradu iyo Sida uu uga hor imanayo xeerka guud ee siyaasada Waxbarashada jsl Xeerno;77 Sidoo kale Gudida joogta ah Ee golaha wakiilada ayaa gudoomiyaha usoo jeediyay in uu gudi usaaro xal uhelida khilaafka dugsiyada iyo wasaarada! Dhanka kale gudida joogtada ah ee golaha ayaa soo bandhigay qodobada ku jira xeernidaamiyaha ee ka hor imanaya xeerka guud ee siyaasada waxbarashada jsl. Dhanka kale Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa talo usoo jeediyay wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare isagoo xusay in 70% waxbarashada dalka ay gacanta ku hayaan dugsiyada gaarka loo leeyahay! HALKAN KAGA BOQO WARBIXINTA GUDIDA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILADA;
Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Caqabadaha Hortaagan In La Qabto Doorashada Golayaas... ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐-๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ก๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ Halkan Ka Daawo Warkii Caawa Ee Televisionka Madaxa Banaan ee Bulsho TV COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |