Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixiyay Qaab Casriya Oo Ay Gaadiidka Haayada U Ilaaliyaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixiyay Qaab Casriya Oo Ay Gaadiidka Haayada U Ilaaliyaan!
October 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaran cabdikariim axmed maxamed (Xinif) ayaa wax laga waydiiyay qorshe haayadoodu u ilaaliso gaadiidka dawlada marka ay dhamaystaan shaqada ay qaranka u hayaan.

Gudoomiye xinif ayaa faah faahin ka bixiyay qoraal ay gaadiidka haayada kaga qoreen xaga danbe oo lagu ilaaliyo wixii ka danbeeyay marka ay shaqada dhameeyaan suuqana aan lagu arki Karin wixii 300pm ka danbeeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS