|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobolka Maroodi-jeex oo Shaqadii Qareennimo Ka Hakiyey Saddex Qareen
October 1, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Shaqadii Qareennimo ka hakiyey Saddex Looyar oo dhawaan Warbaahinta ka sheegay in Cadaalad-darro ka jirto Maxkamadaha Somaliland. Guddoomiyaha Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Wareegto uu soo saaray ku sheegay in Looyarrada oo kala ah Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan, Daahir Maxamed Faarax iyo Maxamed Cali Careef ay Warar borobagaando ah ka faafiyeen Garsoorka, sidaasi darteed laga hakiyey Qareennimadii ay kaga shaqaysan jireen Maxkamadaha hoose ee Gobolka Maroodi-jeex.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqadda Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex Related posts:Madaxwayne Ku-xigeenka JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Agaasimaha Geeska Afrika U Qaabilsan Hay’adda ... Halkan Ka Daawo:-Maanta Waxaa Somaliland Laga Xusay Maalinta Cudurka Aids-Ka Oo Sannad Walba La Xuso... DAAWO;-Duuliyihii Diiday In Uu Duqeeyo Maatida Hargaysa Oo Munaasibad Bilad Geesi Lagu Gudoonsiiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|