|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobolka Maroodi-jeex oo Shaqadii Qareennimo Ka Hakiyey Saddex Qareen
October 1, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Shaqadii Qareennimo ka hakiyey Saddex Looyar oo dhawaan Warbaahinta ka sheegay in Cadaalad-darro ka jirto Maxkamadaha Somaliland. Guddoomiyaha Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Wareegto uu soo saaray ku sheegay in Looyarrada oo kala ah Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan, Daahir Maxamed Faarax iyo Maxamed Cali Careef ay Warar borobagaando ah ka faafiyeen Garsoorka, sidaasi darteed laga hakiyey Qareennimadii ay kaga shaqaysan jireen Maxkamadaha hoose ee Gobolka Maroodi-jeex.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqadda Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex Related posts:Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Bulshada Kala Qaybinayo, Soona Bandh... Xildhibaannada Gobolka Awdal Ugu Jira Golaha Wakiillada Somaliland Oo Sheegay Inaanay Dib U Aqbali D... DAAWO;-Qaabkii Ay Ciidamada Dab Damisku Udamiyeen Dab Habeenkii Xalay Ka Kacay Meherad Ganacsiga Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|