Fadeexad: Madaxweynayaasha Dalalka Somalia, South Africa, Uganda oo Dhex-seexday Shirkii Africa iyo Ruushka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fadeexad: Madaxweynayaasha Dalalka Somalia, South Africa, Uganda oo Dhex-seexday Shirkii Africa iyo Ruushka
October 25, 2019 - Written by Editor:

Sochi (WJN)- Waxaa si weyn loo baahiyay fadeexada muuqaalada Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya, South Africa iyo Ugnada oo ku dhex seexday Shir Madaxeedka Ruushka iyo dalalka Afrika oo ka furmay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Intii uu socday shirkaasi ayaa waxaa la arkayay sawiarada Madaxweynayaashaasi oo dhex seexday isaga oo uu socdo shirkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS