|
|||||
WAJAALE NEWS
“Faadumo Siciid Markay Ka Carartay Waddani, Ma Waxay Aaday Reerkoodii, Dalka Xisbiyo Kama Jiraane”Cali Duul Duul!
October 15, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Abwaan Cali Duul Duul oo kamid dadka cilmiga xidigiska ka wwax ka yaqaan kana mid adka ka hadla siyaasada Somaliland ayaa ka dareen celiyay ka bixitaankii xisbiga wadani wuxuna yidhi “Faadumo Siciid Markay Ka Carartay Waddani, Ma Waxay Aaday Reerkoodii, Dalka Xisbiyo Kama Jiraane reero Ayaa Isweydaaranaya Malaha Dee ,Mandheerta Garkeedaa Lagu Doonaa,Gartana Garteeda Ayaa lagu Doonaa Waxaan Ka Hadlayaa maanta “Abwaan Cali Duul duul. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Ganaax Lacageed Dhul Dhigtay Tvyada Star Iyo Universal Oo Ay Hore Uxayi... Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Bulshada Kala Qaybinayo, Soona Bandh... Guddoomiyaha Bristol ee Xisbiga Waddani oo Dhaliilay Socdaalkii Tamashlaynta ahaa ee Siilaanyo uu ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|