|
|||||
WAJAALE NEWS
Dirawalkii Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Toogtay Qof Shacab Ah
October 15, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Darawalka wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku Toogtay Deegaanka Dhubato Ee Degmada Laasgeel Ee Gobalka Saaxil. Ninka ayaa ah dhaawac sida uu ii xaqiijiyay guddomiyaha degmada Laasgeel. Ninka dhaawaca geystay ayaa marka uu ninka toogtay waxa la socday Wasiirka waxbarashada ee uu Darawalka u yahay. Labada nin ayaa muran kooban dhexmaray sida lay sheegay kadibna Dawaralka wasiirka ayaa la soo baxay Baastoolad oo ku dhuftay ninka shacab ah. Wefdiga wasiirka ayaa ku sii jeeday magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Related posts:Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Eedo Uu Muraad Usoo Jeediyay Iyo Khilaaf Golaha Deegaanka . DAAWO: “Waxanu Idiin Balan Qaadaynaa Waxaad Maskaxdiina Ka Tuujiseen Inaanay Noqon Hal Bacaad Lagu l... Hargaysa Oo Laga Xusay Maalinta Carruurta Adduunka Iyo Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulsha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|