“Dhulkan Waxaa Nagu Haysta Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Inamada Uu Abtiga U yahay”Cabashada Boqolaal Qoys Oo Degan Buurta Kala Jeexan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dhulkan Waxaa Nagu Haysta Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Inamada Uu Abtiga U yahay”Cabashada Boqolaal Qoys Oo Degan Buurta Kala Jeexan.
October 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Boqolaal qoys oo kamid dadwaynaha degan Buurta kala Jeexan ee Galbeedka Hargaysa ayaa mar Sedexaad sida fiinta uqaliyay qoyska madaxwaynaha Somaliland oo ay sheegeen in ay ku haystaan dhulka ay degan yihiin oo ay dhisan yihiin guryaha lix boqol oo qoys kuwasi oo dhawr jeer warbaahinta fariin cabasho ah umariyay xukuumada somalliland ,golayaasha qaranka iyo asxaabta siyaasada jsl,

Qoysaskan ayaa sheegay in si badheedha loo dumiyay qaarkamid ah guryahooda halka laga xidhay xidhayna hooyooyin ay ubadkoodii ku dhex dayacan yihiin xaafadahan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS