Dawlada Hoose Ee Caasimada Oo Shaaciyay Wadooyin Cusub Oo Ay Hirgalinayaan, Go,aamo Culusna Dul Dhigtay Gadiidlayda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Oo Shaaciyay Wadooyin Cusub Oo Ay Hirgalinayaan, Go,aamo Culusna Dul Dhigtay Gadiidlayda!
October 31, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo uu Hormuud uyahay Maayarka Caasimada oo ay weheliyaan laamaha Abniga ee kala duwan ayaa shaaciyay in bilaabayaan dhismaha wadooyinka xaafadaha Xero awr iyo siinay ee degmooyinka koodbuur iyo axmed dhagax.

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa go,aamo culus dul dhigay gaadiidka raqaabka qaada ee u kala goosha gobolada dalka,

Dhanka kale maayarka caasimada ayaa fariin udiray shacabka isagoo faray in qof kastaa hortiisa ka hagaajiyo qashinka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah faahsan;

https://youtu.be/ZFYnm6ePLys

COMMENTS
LINKS