Dalka Sucuudiga Oo Joojiyay Xoolihii Uga Iman Jiray Jabuuti Iyo Suudaan+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalka Sucuudiga Oo Joojiyay Xoolihii Uga Iman Jiray Jabuuti Iyo Suudaan+Sobobta!
October 17, 2019 - Written by Editor:

RIYAD(W,N)- Boqortooyada sucuudi arabiya ayaa shaaciyay in ay joojiyeen xoolihii uga iman jiray dalalka jabuuti iyo suudaan kadib markii laga helay markab xoolo ka qaaday jabuuti xanuunka vert valey

Wasaarada xanaanada xoolaha iyo maxjarka dalka sucuudiga  ayaa qoraal ay soo saareen ku shaaciyay sobobta xoolaha ka iman jiray jabuuti iyo suudaan ay ujoojiyeen.

HALKAN KA DAAWO FAAH FAAHINTA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS