|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiye Cirro,Sheegayna Sobobta Uu Udiidan Yahay Laba Xubnood Ee Komishanka!
October 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N- Wasiirkii hore ee waasaarada warshadaha jsl ee xukuumadii axmed siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse oo maanta magaalada hargaysa shir jaraa,id ku qabtay ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro isagoo ku eedeeyay in uu isir ahaan udiidan yahay laba xubnood ee madaxwayne biixi usoo xulay komishanka ee kala cabdirashiid riyo raac iyo kaltuun sheekh cabdi madar oo iyadu kamid ahayd komishankii hore. Sidoo kale ex wasiir shucayb ayaa gudoomiye ciro ku eedeeyay in uu neceb yahay gabdhaha reer somaliland gaar ahaan kuwa reer gabiley HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wafti Mataano ah Oo Ka kala Socda Dawlada Itoobiya Iyo Shirkada Dekedaha Ee DP World Oo Dhawaan Iman... "Hadii Uu Muuse Biixi Ina Khaldo Xisbi kulmiye Layidhaa Oo Aynu Uga Caban Karno Oo Odhanaya Waxbaad ... DAAWO Wasiir kuxigeenka Amniga Maxamed Muuse Oo Si Qaawan U Weeraray Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|