DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Daah Furay Mashruuca Hooyada Iyo Dhalaanka . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Daah Furay Mashruuca Hooyada Iyo Dhalaanka .
October 3, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) wasiir kuxigeenka wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland ayaa maanta magaalada hargaysa ka daah furay barnaamijka hooyada iyo dhalaanka kaasi oo ay ka kasoo qaybgaleen hawlwadeeno ka kala duwani iyadoo doorkan lagu soo kordhiyay in ay qayb ka noqdaan degmooyinka lughaya iyo kuwa kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS