|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Akaadamiyada Haweenka Jsl, Muna Xuseen Khaliif!
October 27, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka Martida Haweenka Ee tvga Saab ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya lagula yeeshay Muna Xuseen Khalif oo ah gudoomiyaha Akaadamiyada Haweenka Somaliland. Muna xuseen khaliif oo kamid gabdhaha Aqoonyahanka ee Reer Somaliland, sida wayn ugu ololeeya sidii haweenka somaliland ay door muuqda ugu yeelan lahaayeen siyaasada dalka iyo ka qaybqaadatashada horumarka dalka ayaa ka warbixisay shirkii qoondada kootada haweenka ee lagu qabtay magaalada boorama iyo xog waran kale oo la xidhiidha arimaha haweenka. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;
Related posts:Casharada Laga Baran Karo Heshiisyadii Laga Gaadhay Khilaafyadii Cakirnaa Ee U Dhaxeeyay Xisbiga Kul... Ururka Suxufiyiinta Madaxa Banaan ee SOLJA Oo Cod Ku Cambaareeyay Falkii Lagula Wareegay Xarunta War... California: Gabadh 30 Sanno la Raadinayey Meel ay Jaan Iyo Cidhib Dhigtay, Oo Lafaheeda La Helay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|