DAAWO;-Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Weerar Saaka Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Cida Soo Weerartay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Weerar Saaka Ka Dhacay Magaalada Boorama Iyo Cida Soo Weerartay.
October 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada boolis Somaliland ee gobolka awdal ayaa ka hadlay weerar saaka waabarigii lagu soo qaaday gudaha magaalada boorama akaasi oo ay soo qaadeen kooxda suldaan wabarka Somaliland ka falaagoobay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

COMMENTS
LINKS