|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Madaxwayne Daahir Riyaale Iyo Khudbadihiisi Rajada Shacabka Ee Marsada Berbera.
October 28, 2019 - Written by Editor:“Dekeda Berbera Sidaad Og Tihiinba Waa Hooyada Somaliland, La,Aanteedna Waxba May Suurto Galeen”,Ex Madaxwayne Daahir Riyaale.Hargaysa(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Dahir Riyaale Kaahin iyo xusuusta khubadihiisii ididiila shacabka somaliland ee mustaqbalka dekeda berbera. Sidoo kale Madaxwayne Daahir Riyaale ayaa wakhtigaa isagoo magaalada berbera khudbad ka jeedinaya sheegay in la dhisi doono madaarka berbera, lagana samayn doono warshad sifaysa petrolka ayna ka Shaqayn doonaan in ka badan 10000kun oo shaqaale ahi, HALKAN KA DAAWO MILICSIGA MUUQAALKA EX MADAXWAYNE RIYAALE;
Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen( Dhabeeye)Oo Sheeg... DAAWO;-Hooyo 9 Carruur Ah Haysata Oo Aabbahood Xukuumada Xidhay, Gaadhigoodii Ay La Wareegtay Oo Far... Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Kulamo Muhiim la yeeshay Xubno ka tirsan Baarlamaanka Norway, Geneva K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|