DAAWO;-Masuuliyiin Ka Kala Socday Xisbiga Ucid Iyo Xukuumada Oo Madal Isku Dhaafsaday Hadalo Kulul. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuuliyiin Ka Kala Socday Xisbiga Ucid Iyo Xukuumada Oo Madal Isku Dhaafsaday Hadalo Kulul.
October 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha dastuurka jamhuuriyada somaliland iyo xoghayaha warfaafinta xisbiga ucid ayaa madal ay arday ku qalin jabisanaysay isku dhaafsaday hadalo dhaliil xukuumada ah iyo difaac kuwaasi oo jawigii madashada u badalay buuq iyo sawaxan

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS