DAAWO;-Magaalada Tog Wajaale Oo Lagu Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Biyo Balaadhinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Tog Wajaale Oo Lagu Qabtay Kulan Lagaga Hadlayay Biyo Balaadhinta!
October 31, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Magaalo ganacsiyeeda tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa maanta lagu qabtay kulan lagaga hadlayay biyo balaadhinta magaalada iyo sidii loo heli lahaa biyo nadiif ah ee magaalooyinka wajaale iyo kughaya.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay maareeyaha wasaarada biyaha ee gobolka gabiley, iyo gudoomiyaha haayada ayoda oo iyadu ahayd haayada mashruucan fulinaysa iyo qoybo kamid ah bulshada kala duwan ee magaalada wajaale,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS