|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO-“Madaxweynuhu Dalka Si Golle Ka Fuul Ah Buu Ku Maamulayaa”Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire.
October 27, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Cabdilaahi Geel jire oo sheegay in muhmal ka muuqda qaabka ay xukuumadu udhisayso goobtii khayriyada hargaysa oo madaxwayne biixi ka dhagax dhigay hoyga kaydka taariikh, isagoo xusay in aan la caday cida dhisaysa, qadarka lacagta ku baxaysa Sidoo kale siyaasi geel jire ayaa shaaciyay in madaxwayne biixi dalka ku maamulo qaab gole ka fuul ah balse aanu lahayn qorshe hogaamineed HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sas ka Qaaday Xeerka G/D/No 23 oo Golaha Wakiiladu Wax ka Badal Ku S... DAAWO ; Madaxweynaha Jsl Oo kulan Qado Sharaf ah u Sameeyey Dhalinyaradii UFO, Ee Doorka Weyn kulah... Daawo: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyay Heshiisyadii Ay Xukuumadii Siilaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|