|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Go,aanka Xisbiga Wadani Kula Noqday Xubintoodii Komishanka iyo Arinta Dugsiyada Gaarka Ah.
October 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somalland muuse biixi cabdi oo maanta ka qaybgalay munaasibada xuska maalinta cuntada aduunka ayaa sidii ucaadada ahayd ka jawabay cabashada xisbiga wadani ka muujiyay xubnaha uu soo xulay lana noqday xubintii ay komishanka usoo xuleen. Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa s dhinac ah uga hadlay muranka udhexeeya wasaarada waxbarashada iyo dugsiyada gaarka ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA; Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland Oo La Wareegay Deegaamadii Ay Dirirtu Shalay Ku Dhex Martay Laba Beelo... Wasiirka Duulista Somaliland Kulan La yeeshay Dhigiisa Turkiga Iyo Shirkadda diyaaradaha ee Turkish ... BADHAN: Khasaaraha ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo Malleeshiyaad Puntland ah oo Ji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|