|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Go,aanka Xisbiga Wadani Kula Noqday Xubintoodii Komishanka iyo Arinta Dugsiyada Gaarka Ah.
October 16, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somalland muuse biixi cabdi oo maanta ka qaybgalay munaasibada xuska maalinta cuntada aduunka ayaa sidii ucaadada ahayd ka jawabay cabashada xisbiga wadani ka muujiyay xubnaha uu soo xulay lana noqday xubintii ay komishanka usoo xuleen. Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa s dhinac ah uga hadlay muranka udhexeeya wasaarada waxbarashada iyo dugsiyada gaarka ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA; Related posts:Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hor Intii Aanu Waftigiisu Ka soo Kicitimin Magaalada Gabilay Loo sii Xidh... Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay Dalka Uga Joojisay Shirkadaha Air Arabia Iyo Fly Duba... DAAWO ; Garaad Jaamac Garaad Ismaciil OO Ka Hadley Xaalada Gobolka Sool Iyo Dagaalkii Deegaanka Tuk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|