|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Baaq Culus Kasoo Saaray Dilka Dhacay Gobolka Salel!
October 12, 2019 - Written by Editor:SALEL(W,N) Dhawaan ayay ahayd markii wasiiro kao socda xukuumada ay gobolka salal u tageen xal u helida colaad ka dhex aloosnayd beelaha wada dega gobolka salal kuwaasi oo uu deegaanadaasi ku dhexmaraydagaal sobobay dhimashada hal qof oo kasoo jeeda beesha maxamed case ee madaxwayne kuxigeenka somaliland. Beesha maxamed case ayaa dhankeeda ka hadashay dilkaasi iyo sidii ay wasiiradii xukuumada ka socday ugaleen xalinteeda Odayaashan iyo waxgaradka ayaa baaq culus diray xukuumada madaxwayne biixi HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;
Related posts:Prof. Samatar Oo La Filayo In Uu Si Rasmi ah Ugu Biiro Xisbiga Kulmiye Iyo Qabashada Xaflada Soo Dh... Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Kuwa Hoose/dhexe Oo Saaka... Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta Iyo Amar Culus Oo Ay Dul D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|