DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Xoojinaya Mashruuca Maamul Daadajinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Xoojinaya Mashruuca Maamul Daadajinta!
October 24, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka Dawlada Hoose ee gabiley oo shaciyay qorshe lagu xoojinaya mashruuca maamul daadajinta Ee GPLG.

Maayarka magaalada gabiley oo horkacaya golah deegaanka degmada gabiley iyo maamulka gobolka ayaa ka hadlay qorshahan lagu xoojinayo mashruuca maamul daadajinta.

Maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa si loo xoojiyo mashruucan waxay qabteen kulan lagu dar dar galinayay GPLG,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS