|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hadaladii Ay Iswaydaarsadeen Ergadii Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag Iyo Madaxwaynaha Oo Dhamaystiran;
October 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dhaqameedka gobolka sanaag iyo guud ahaan beelaha gar xajis ee ergada iyo dhex dhexadinta ka ahaa jabhada col caare iyo xukuumada ee maanta kulanka yeeshay. Madax dhaqameedka ayaa madasha ay madaxwaynaha madaxwayne kuxigeenka iyo qaarkamida wasiirada xukuumada madaxwayne biixi ka jeediyay hadalo daaran ujeedada ay usocdeen kuwaasi iskugu jira codsi duurxul Dayro xanbaarsan iyo badheedha hadalkooda kusoo bandhigeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KULANKA MADAXDHAQAMEEDKA IYO MADAXWAYNAHA OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:“Waxaynu Isku Haysano Xal Waynu Ka Gaadhi La’nahay, Somaliya Hub Urursi Ayey Ku Jirtaa”.Xildhibaan Q... Marwada 1-aad ee Qaranka Somaliland Aamina-Waris oo furtay Kulan-Hawleed ku saabsan Dabargoynta Gudn... Golaha Toosinta iyo Wada Tashiga Somaliland Oo U Qabsoomay 48 Suldaan Oo Caawa Ergo Ugu Tagay iyo Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|