DAAWO; Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Baaq Cabasho Ah Udiray Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Baaq Cabasho Ah Udiray Madaxwayne Biixi.
October 29, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Garabka haweenka xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley ayaa baaq cabasho ah udiray xukuumada ay taageerada wayn umuujiyeen isagoo sheegay in aanay gabi ahaanba wax xil iyo kamid noqoshada xisbiga ee golaha dhexe ka helin xisbiga.

Haweenka xisbiga kulmiye ee gbailey ayaa hormuuud ka ahayd gudoomiyaha garabka haweenka, gudoomiyaha ururka now iyo xubno kamid ah gudidii ololaha doorashada.

Haweenka ayaa baaq culus udiray xukuumada iyo hogaanka xisbiga iyagoo ku han jabay hadii wax laga qaban waayo in ay talaabo qaadi doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS