DAAWO;-Dhalinyarada Deegaanka Arabsiyo Oo Qabtay Munaasibad Lagu Dhiiri Galinayo Maamulka Degmada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyarada Deegaanka Arabsiyo Oo Qabtay Munaasibad Lagu Dhiiri Galinayo Maamulka Degmada!
October 5, 2019 - Written by Editor:

Arabsiyo(W,N)-Haldoorka iyo Dhalinyarada Magaalada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley oo ay weheliyaan xubin utaagan murshaxa doorashada golaha wakiilada Ee soo socota ayaa magaalada arabsiyo ku qabtay munaasibad lagu dhiiri galinayo maamula degmada oo mudadii ay xilka hayaan ku talaabsaday horumar muuqda oo ay ka hirgaliyeen magaalada arabsiyo,

Sidoo kale waxaa munaasibadan ka hadlay xildhibaan nimco bucul oo kamid golaha deegaanka gabiley.

Dhanka kale waxaa munaasibadan  balan qaad lagu dhiiri galinayo dhalinyrada kaga dhawaaqay murashax Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo kamid dhalinyarada sida joogtada ah uga dhex muuqda waxyaabaha lagu horumarinayo deegaanada gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS