|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Ay Qortay Marwo Adna Aadan Iyo Weedhihii Ay Ka Yidhaahdeen Haldoorka Reer Somaliland.
October 27, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Munaasibada d lagu soo bandhdhigay buug Ay Qortay Marwo Aadan Ismaaciil Ee “A Waman Of Firsts” ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo ka hadlaya taariikhda iyo waayihii ay soo martay Jamhuuriyada somaliland.
Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay badi haldoorka reer somaliland oo madasha ka jeediyay marwo adna aadan iyo taarikhda ay ku suntan tahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAAKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Shaaciyay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland iyo Maamulka gobolka Gabiley oo Kormeeray gooba... Dawladaha Masar Iyo Suudaan Oo Heshiis Milletari Kala Saxeexday, Xilli Labadoodaba Khilaaf Ka Dhexee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|