DAAWO;-Abwaan Siciid M, Gahayr Oo Hormuud Ka Ahaa Dhaq Dhaqaaqyo Lagu Diidan Yahay Dulmiga Qoysaska Buurta Kala Jeexan Oo Beeniyay In La Xidhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Siciid M, Gahayr Oo Hormuud Ka Ahaa Dhaq Dhaqaaqyo Lagu Diidan Yahay Dulmiga Qoysaska Buurta Kala Jeexan Oo Beeniyay In La Xidhay!
October 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Siciid Maxamuud gahayr oo kamid hal abuurka Somaliland kana mid kooxo ka damqaday dulmia iyo tacadi qoyska madaxwaye biixi ku hayaan boqolaal qoys ee danyarta ah ee degan buurta kala jeexan ayaa beeninay in xukuumadu xidhan maanta isaga oo sheegay in uu ka baxsaday

Abwaan siciid oo saaka isagu gaadhay xaafada buurta kala jeexan oo ah halka ay ka taagan tahay muranka dhul ee udhexeeya lix boqol oo qoys iyo qoyska madaxwayne biixi ayaa wuxuu halkaasi kula kulmay ciidamo xoogan oo goobtan a geeyay kuwasi oo eryeday balse nasiib daro aanay qaban ciidanku,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAW WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS