Ciidanka Qaranka Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay 12 Hariimo Cad oo Dalka Laga Saarayay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Qaranka Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay 12 Hariimo Cad oo Dalka Laga Saarayay
October 4, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Hariimacado la doonayay in laga saaro Somaliland ayaa gacanta lagu soo dhigay, Hariimocadkan oo tiradoodu ahayd 12 ayaa waxaa ku guuleysatay inay gacanta ku soo dhigaan Ciidamada qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS