|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Ee Badhan oo Beeniyay In Ay Ku Biireen Maamulka Puntland
October 14, 2019 - Written by Editor:Badhan (WJN)– Ciidamada Qaranka Somaliland ee deegaanka Ceelbuh ee gobolka Badhan ayaa waxaa maanta beeniyeen inay Ciidamada qaranka Somaliland ee halkaasi ku sugan ee guutada 93aad ay ku biireen maamul goboleedka Puntland. Dhinaca kale, Saraakiishan oo ay weheliyaan Madax-dhaqameedka deegaanka Ceelbuh ee gobolkaa Badhan ayaa sheegay in ay yihiin Somaliland, waligoodna ay ahaayeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|