“Cidna Kama Qayb Gali karto Caleemo Saarka Axmed Madoobe”Garyaqaanka Guud Ee Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cidna Kama Qayb Gali karto Caleemo Saarka Axmed Madoobe”Garyaqaanka Guud Ee Qaranka.
October 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Garyaqaanka guud ee qaranka Cabdisamed ayaa ka hadlay  waxa sharciga somaliland  ka qabo cida tagta dhulka somaliya haday tahay maamul goboleedada

Garyaqaan cabdisamed ayaa laamaha abniga ugu baaqay in  ay talaabo ka qaadaan cidkasta oo isku dayda in ay ka qaybgalaan caleemo saarka madaxwaynaha maamul goboleedka jubbaland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS