Boqor Buur-Madow oo Raalli-gelin Ka Bixiyey Eedaymo Uu Faysal Cali Waraabe U Jeediyey Madaxweynaha Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buur-Madow oo Raalli-gelin Ka Bixiyey Eedaymo Uu Faysal Cali Waraabe U Jeediyey Madaxweynaha Jabuuti
October 3, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Raalli-gelin ka bixiyey eedaymo uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID u jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

COMMENTS
LINKS