|
|||||
WAJAALE NEWS
Bandhiga Carwadii Ugu Way-Nayd Geeska Africa Oo Lagu Qabanayo Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Iyo Wadamada Jaarka Oo Qayb Ka Ah!
October 3, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Ee Xuduuda kala qaybisa Dalalka Somaliland iyo Itoobiya ayaa Dhawaan lagu qabanayaa carwadii ugu waynayd ee Somaliland lagu qabto taasi oo ay kasoo qaybgalayaan Ganacsatada wadamada jabuuti.Itoobiya. Bandhiga Carwadan oo socon doonta mudo 7Cisho ayaa waxaa lagu bandhigi doona waxyaabo kala duwan ee ganacsiga,waxsoosaarta, gaadiidka kala duwan iyo waxyaabo kale. HALKAN KAGA BOGO WARBIXINYA BANDHIGA CARWADA OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/1CrEoVv-c8Q
Related posts:Daawo: Hay"adda Aafooyinka Somaliland oo Sheegtay In 75 Kun oo Qoys Ay Raashin Siiyeen Labadii Sano ... Cali Mareexaan oo Madaxweynaha Somaliya Ku Eedeeyay In Uu Ka Shaqaynayo Sidii Uu Xumayn Lahaa Xidhii... Fanaanada Khadro Daahir Cige, Abwaan Cabdi Qays iyo Fanaaniin badan oo reer Somaliland ah Ayaa kusug... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|