Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay 8 Qof Oo Ka Mid ah Shaqaalaha Wakiilada Maraakiibta Dekeda Berbera Iyo Xafiisyadoodii!
September 8, 2019 - Written by Editor:
BERBERA(W,N) Xukuumada Somaliland ayaa gabi ahaanba xidhay xafiisyada qaarkamid wakiilada maraakiibka dekeda berbera iyo 8qof oo kamid shaqaalihii ka hawl galayay
Xadhiga xafiisyadan iyo hawlwadeenadooda ayaa ka danbeeyay muran mudo usoo dhexeeyay wasaarada ganacsiga