Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojisay Tababarkii Sheekh Maxamed Idiris | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojisay Tababarkii Sheekh Maxamed Idiris
September 22, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyey in Dawlad ahaan ay joojiyeen Tababbar ku saabsanaa Xidhiidhka Lamaanaha is-qaba, kaasi oo Sheekha Caanka ah ee Maxamed Idiris doonayey inuu ku qabto Magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS